18 qof oo ku dhimatay roobab xoogan oo ka da’ay Kuuriyada Koonfureed

0
469

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Kuuriyada Koonfureed ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 18 qof, sagaal kalena waa la la’yahay, sida ay mas’uuliyiinta sheegeen.
dowladdu ayaa soo saartay talooyiin ku aaddan roobabka xooggan, eek a da’aya dalkaas.
Khasaaraha ayaa yimid Isniinta maanta ah iyadoo militariga Kuuriyada Koonfureed uu sidoo kale ku dhawaaqay inuu kumanaan askari u dirayo meelaha ay roobabku saameeyeen si ay gacan uga geystaan dadaallada soo kabashada.