Hoggaamiyaha Hong Kong ,Carrie Lam ayaa maanta sheegtay in la qaadayo tallaabooyin dheeraad ah oo lagu xakameynaya faafitaanka caabuqa corona.Waxay sheegtay in la kordhin...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr.Fred Matiangi ayaa si kulul u cambaareeyay weerar dhawaan laga gaystay degmada Kapedo ee bariga ismaamulka Turkana.Weerarka oo...
Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaal beeleedyadii dhawaan saameeyay galbeedka gobolka Daarfuur ee dalka Suudaan.Ilaa iyo hadda waxaa la...
Taliyaha ciidamada militariga Maraykanka ee Africa ee loo yaqaano AFRICOM, Stephen Townsend ayaa sheegay in Al-Shabaab ay weli khatar ku tahay xasiloonida dalka.Arrinkan ayuu...
Ciidamada ammaanka ee ismaamulka Nairobi ayaa gacanta ku dhigay saddex eedeysanayaal oo loo haysto fal dhac ah oo laga gaystay bangiga Prime laantiisa ku...
Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar Maalmihii la soo dhaafay Warbaahinta qaarkood ay baahiyeen ee ahaa in qaar kamid ah dhallinyaradii...
Maxakamadda sare ayaa si ku meelgaar ah u hakisay in Anne Kananu Mwenda loo dhaariyo guddomiyaha ismaamulka Nairobi tan iyo inta laga dhageysanayo dacwad...
Madaxweynaha dalka Mr Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in 2 bilyan oo shilinka dalka ah laga musuqmaasuqa dowladda maalin walba ayaa dhaliyay aragtiyo kala duwan.Mr.Kenyatta...
Recent Comments