DHEGEYSO:Xulafada madaxweyne Ruto oo cambaareeyay dibadbaxyadii ka dhacay Bartamaha caasimadda dalka

0
222

Qaar ka mid ah xulafada madaxweynaha dalka William Ruto oo uu horkacayay barasaabka dowlad deegaanka Nairobi Jhostone Sakaja ayaa si weyn u cambaareeyay dibadbaxyadii rabshada watay oo ka dhacay bartamaha xarrunta ganacsiga ee magaala madaxda dalka ee Nairobi.
Sakaja ayaa sheegay in aan la aqbali karin in la burburiyo hantida dadweynaha.
Xulafada Ruto waxaa ay dhalleeceyn u jeediyeen madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Gachagua.