Xoghayaha joogtada ah ee waaxda warshadaha dalka Juma Mukhwana ayaa socdaal ku tagay xarunta warshadda soo saarta dharka ee Rivatex oo ku taalla magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu.
Waxaa uu maamulka warshadda ku bogaadiyay dadaalka ay geliyeen in xaruntaasi ay dib u shaqeyso.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in warshaddan ay kaalin wayn ka qaadan doonto ajeendaha dowladda ee ah in la iibsado dharka lagu soo saaro gudaha wadanka.
Tani ayuu xusay inay dhiirrigelin u tahay waaxyaha wax soo saarka sidoo kalena ay abuuraysa fursado shaqo oo dheeraad ah.
Dr Mukhwana ayaa intaasi ku daray in ugu yaraan 1000 qof ay hadda ka shaqeeyaan warshaddaasi.
In his tour of Rift Valley Textiles, PS For Industry Dr Juma Mukhwana reiterated the government's support in the production of cotton to spur exports. He added that the Government will attract new investors to add value to products from the factory. @rivatex_ltd @KenyaAuthority . pic.twitter.com/iyjovuUQFF
— IndustryKE (@IndustryKE) January 13, 2023
TOUGH GOALS FOR TEXTILE SECTOR .
The Government wants stakeholders in textile and apparels to up their game and increase employment from 50,000 persons to 500,000 and exports from sh 50B to 500B in the next 5 year: PS Industry Dr Juma Mukhwana @KenyaAuthority @HonMoses_Kuria pic.twitter.com/6QJhO9wy7j— IndustryKE (@IndustryKE) January 13, 2023
Industry PS Dr Juma Mukhwana this afternoon made an a tour of the mordenized Rift Valley Textile Factory. In recent times, the government has spend over Sh 7 billion to fund modernization of the factory. @KenyaAuthority @HonMoses_Kuria @Trade_Kenya @Investment_Ke @rivatex_ltd pic.twitter.com/0M7gk7igGf
— IndustryKE (@IndustryKE) January 13, 2023