Xoghayaha guud ee xisbiga KANU George Wainaina ayaa sheegay inaynan xisbiga wax saameyn siyaasadeed ah ku yeelan doonin tallaabadii uu iskaga baxay Nick Salat oo ku biiray UDA.
Mr. Salat ayaa ahaa xoghayaha guud ee KANU .
Wainainia oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa carrabka ku adkeeyay in xisbigan uu weli awood leeyahay in kastoo xubno dhowr ah ay ka wareegeen.