Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Raymond Omollo ayaa kulan la qaatay koox loo xil saaray inay ismaamullada xoolo dhaqatada ee waqooyiga wadanka ay ka fuliso mashruucyo horumarineed.
Dowladda dhexe ayaa sheegtay in la billaabay barnaamijyo xal loogu raadinaya caqabadaha amni ee ka jiro deegaannada oomanaha.
Mashruucyadan oo isugu jiro caafimaad, waxbarasho, gaadiidka , biyaha iyo wax soo saarka beeraha ayaa qayb ka ah barnaamij loogu magacdaray (NEDI) oo uu maalgelinaya bangiga adduunka.
Qorshayaashan horumarineed ee ay iska kaashanayaan dowladda Kenya iyo bangiga adduunka ayaa waxaa ku baxaysa lacag dhan 2 bilyan oo doolar.
GoK has begun accelerating towards long-term solutions to security challenges in the frontier counties through the North & North Eastern Development Initiative (NEDI), a $2bn programme conceptualized jointly with @WorldBankKenya to increase transformative projects in the region. pic.twitter.com/Sx3nQdLAaW
— Ministry of Interior | Kenya (@InteriorKE) March 20, 2023
Under the NEDI, the Government, with @WorldBankKenya support, seeks to provide the affected communities with alternative avenues to sustainable livelihoods through projects and programmes in various sectors, key among them transport, health, education, water and agriculture. pic.twitter.com/p7qWoicaYa
— Ministry of Interior | Kenya (@InteriorKE) March 20, 2023