Xildhibaannada baarlamaanka oo loogu baaqay inay si buuxda ula xisaabtamaan dowladda

0
294

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa mudanayaasha baarlamaanka ku boorriyay in iyagoo aan cabsan ay si buuxda ula xisaabtamaan waxqabadka dowladda dhexe.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in maamulka Kenya Kwanza uunan dhibaato ku qabin in wixii gar ah lagu dhaliilo.
Gachagua ayaa xildhibaannada u sheegay in dowladda aynan faragelin doonin waajibaadkooda dastuuriga ah.