Xildhibaannada baarlamaanka dalka oo uu mushaarkooda bishii bishii 3-aad ka soo dib dhacay

0
304

Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kimani Ichung’wah ayaa xaqiijiyey in xildhibaannada ay mushaarkooda bishii Saddexaad oo ka soo dib dhacay ay heleen 5-tii iyo 6-dii bishan.
Waxaa uu gaashaanka u daruuray eedeyn ka timid madaxa siyaasiyiinta laga tirada badan yahay ee baarlamaanka Opiyo Wandayi oo ahayd inay jiraan siyaasiyiin ay weli lacago ka maqan yihiin.