DHAGEYSO: Xildhibaanka Koonfurta Kilifi oo ku baaqay in shacabka loo fududeeyo helidda aqoonsiga

0
383

Xildhibaanka deegaanka Koonfurta ismaamulka Kilifi Richard Ken Kiti Chonga ayaa dowladda ugu baaqay in ay dadweynaha ku nool gobolka Xeebta u fududeyso helidda aqoonsiga qaran.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in loo baahan yahay in gobolka Xeebta sidoo kale uu ka dhaqan galo amarkii uu madaxweynaha dalka William Ruto meesha uga saaray turxaan bixintii dheerayd ee la marin jiray shacabka Waqooyi Bari marka ay codsadaan aqoonsiga qaran ee kibaandhaha.
Xildhibaanka oo baaq dirayay iyo sidoo kale qaar ka mid ah shacabka Taveta oo sheegay in ay dhibaatooyin kala kulmaan qaadashada aqoonsiga qaran ayaa yidhi.