Xildhibaanka deegaan baarlamaaneedka Bariga Mumias Peter Salasya ayaa weli ku jira xabsiga dhexe ee booliiska magaalada Nairobi
Salasya ayaa la xiray intii uu ku guda jiray socdaalkiisa uu ku marayay ismaamulka Isiolo
Booliska ayaa sheegay Salasya in maxkamad la soo taagi doono Isniinta maanta ah.
Waxaa lagu soo eedeeyay inuu faafiyay warar been abuur ah iyo kicin dadweyne.