Xerada qaxootiga ee Jabalia oo lagu dilay 18 qof

0
243

Duqeymo dhanka cirka ah oo ay Israa’iil ka gaysatay xerada qaxootiga ee Jabalia ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 18 ruux.
Dhanka kale militariga Israa’iil ayaa shaaciyay inuu soo afjaray howlgal uu ka fulinayay daarta uu ku yaalla isbitaalka Ibn Sina ee Daanta Galbeed ee dalka Falastiin oo u dhow xerada qaxootiga ee Jenin.
Ugu yaraan 14 qof ayaa weerarkaasi lagu dhaawacay.