Xarumaha waxbarashada ee gobolka Lahore ee Pakistan oo la xiray

0
557

Maamulka gobolka Bari ee Lahore ee dalka Pakistan ayaa soo saaray amar lagu xiraya dugsiyada iyo jaamacadaha halkaasi ku yaalla.
Tani ayaa timid ka dib markii ay sii fideen dibadbaxyada ay dhigayaan ardayda oo ka cabanaya falal kufsi ah oo la gaystay.
Tallaabadan ayaa la filayaa in ay saameyso qiyaastii 26 milyan oo arday ah.