Xarumaha dhaqan celiska oo digniin loo diray

0
336

Waaxda dambi baarista wadanka ayaa xarumaha dhaqan celiska uga digtay inay qof ku hayaan goobahooda isagoo aan raali ka ahayn.
Qorsho ka dhan ah arrintan ayaa waxaa iska kaashanaya DCI, safaaradda Maraykanka ee Nairobi , waaxda socdaalka , waaxda dacwad oogidda iyo hay’ado kale.
Waaxda ayaa cid kasta oo haysa xog ku saabsan haddii uu jiro qof isagoo aan oggolayn lagu haayo xarun dhaqan celis ah ugu baaqday inuu waco nambarka ah 0800 722 203.