Ururka Xamaas ee dalka Falastiin ayaa sheegaya in duqeymo dhanka cirka ah oo ay Israa’iil ka gaysatay Waqooyiga Qaza in lagu dilay 140 qof oo Falastiiniyiin ah.
Duqeymaha ayaa lala eegtay xerada qaxootiga ee al-Shati iyo magaalooyinka Koonfureed ee Rafah iyo Khan Younis.