Xamaas oo ogolaatay xabbad joojinta Qaza

0
143

Israa’iil ayaa ugu yaraan 19 falastiiniyiin ah ku dishay Gaza, sida ay ilo-wareedyo cisbitaalku u sheegeen warbaahinta , iyadoo ciidammada Israa’iil ay mar kale beegsadeen dadka cuntada sugaya iyo isbitaallada oo la halgamaya sidii ay ula tacaali lahaayeen dhaawacyada.
Dhanka kalena Xamaas ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay si degdeg ah u bilowdo wadahadalo ku saabsan soo jeedinta xabbad joojinta 60-ka maalmood ah, taas oo u ogolaan doonta gargaarka aadka loogu baahan yahay Gaza.