Ururka Xamaas ee Falastiin ayaa dembi dagaal oo aan horay loo arag ku tilmaamay in la dilo dad sugaya in loo gargaaro.
Waxay Israa’iil ku eedeysay inay gaysanaysa xasuuq fool xun.
Bayaanka Xamaas waxaa ku xusan in weerarkaasi uu qayb ka yahay dadaallada Falastiiniyiinta si buuxda looga barakicinaya dhulkooda .
Tani ayaa imaanaysa iyadoo dalalka carbeed ay golaha ammaanka ee qaramada midoobay ugu baaqeen inuu yeesho shir degdeg ah oo lagu joojinaya dilal wadareedka iyo isir sifeynta ka socoto Qaza.