Xabsi yari ka jirta Soomaaliya

0
220

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee  Soomaaliya  Xasan Cali Nuur (Shuute)ayaa sheegay inay xabsi yari ka jirto Soomaaliya isagoo ku baaqay in caqabaddan wax laga qabto.