Xabaal wadareed laga helay magaalada Marupol

0
305

Xabaal wadareedyo ayaa lagu soo waramayaa in lagu arkay meel u dhaw magaalada dekedda leh ee mariupol kuwaas oo go’doomiyay ruushka.
Ruushka ayaa inta badan gacanta ku haya magaaladaas iyadoona ay dad badani dhinteen.
Madaxweynaha dalka Ukraine ayaa xaqiijiyay in ciidamada Ruushka ay gacanta ku hayaan qeybaha ugu badan magaalada Mariupol.
Madaxweynaha Ruushka Putin ayaana dhankiisa ku bogaadiyay ciidamadiisa hawlgalka ay ka wadaan magaaladaas dekedda leh