Wufuudda Sacuudiga iyo Cummaan ee wada hadallada la yeelanaya Xuutiyiinta oo gaaray Sancaa

0
244

Waxaa magaalada Sancaa ee dalka Yemen gaaray wufuud matalaya Sacuudi Carabiya iyo Cummaan si ay halkaasi wada hadallo nabadeed ugula yeeshaan hoggaamiyaasha kooxda Xuutiyiinta.
Tani ayaa qayb ka ah dadaallada heer caalami ah ee lagu soo afjaraya colaadda sanado dhowr ah ragaadisay Yemen.