Weerar saaka ka dhacay Qaza oo lagu dilay 21 qof

0
378

Weerarada Israel ee saaka ka dhacay Gaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 21 qof.
Waxaa jira dad badan oo ku dhaawacmay weeraradaas.
Israa’iil waxay burburisay dhisme kale oo dheer oo ku yaalla magaalada Gaza, taasoo tirada dhismeyaasha la burburiyay ka dhigaysa ololaheeda ay ku doonayso inay ku qabsato xarunta ugu weyn ee magaalada Marinka Gaza ugu yaraan 50 dhismo.