Golaha wasiirrada ee dalka ayaa ka dib kulankii ay shalay yeesheen waxay ku heshiiyeen in mushaarkooda hal bil ah aynan qaadan si loogu wareejiyo guddiga loo xilsaaray ka falcelinta saameynta abaarta.
Madaxweynaha dalka William Ruto, ku xigeenkiisa Rigathi Gachagua iyo 22 wasiir ayaa bixin doono lacag marka la isku geeyo noqonaysa ugu yaraan 22 milyan oo shilin.
Tallaabadan ayaa la rajeynaya inay kaalin wayn ka qaadato u gargaaridda in ka badan 6 milyan oo qof oo u baahan caawimaad cunno.
CABINET RESOLUTIONS pic.twitter.com/eVS042ewln
— State House Kenya (@StateHouseKenya) November 29, 2022