Wasiirkii maaliyadda oo si kulul uga hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay

0
347

Wasiirkii maaliyadda ee dalka Soomaaliya ee xil ka qaadista lagu sameeyay Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka hadlay xil ka qaadistii uu ku sameeyay ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Facebook-ga, ayuu Cilmi Maxamuud nuur sheegay in intii uu xilka haayay uu hormuud u ahaa barnaamijka dib u habeynta maaliyadda, islamarkaana uu ku faraxsan yahay xil ka qaadista lagu sameeyay.
Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay wasiirkii maaliyadda ee xilka laga qaaday: