Wasiirka wasaaradda difaaca ee dalka Aadan Barre Ducaale ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka isutagga imaaraadka carabta Maxamad Al Bowardi.
Ducaale ayaa magaalada Abu Dhabi uga qayb galaya shirweynaha iyo bandhigga difaaca ee caalamiga ee (IDEX).
Qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay in isaga iyo wasiirka difaaca ee imaaraadka ay ka wada hadleen iskaashiga dhanka arrimaha amniga sida barnaamijyo ay isdhaafsanayaan labada dal.
Barnaamijyadan waxaa ka mid ah gaashaandhigga, shaqooyinka iyo ganacsiga.
Imaaraadka iyo Kenya ayaa sidoo kale ka wada shaqeyn doono la dagaalanka argagixisada iyo xagjirnimada, amniga gobolka iyo la tacaalidda saameynta isbeddelka cimillada.
The International Defence Exhibition and Conference (IDEX) is the largest biennial arms and defence technology sales exhibition and conference in the Middle East. pic.twitter.com/fAYLNtvxXX
— Hon. Aden Duale, EGH (@HonAdenDuale) February 20, 2023
We discussed among other things, cooperation in security matters that will entail exchange programs between our defence forces; labour and trade; fighting terrorism and extremism; regional peace and climate change. pic.twitter.com/C6hUrU6RQg
— Hon. Aden Duale, EGH (@HonAdenDuale) February 20, 2023