Wasiirka caafimaadka oo beeniyay in la waayay daawooyinka COVID-19

0
336

Wasiirka caafimaadka dalka ee xafiiska banneynaya Mutahi Kagwe ayaa beeniyay warar ay tabiyeen qaar ka mid ah warbaahinta wadanka oo sheegayay in la waayay daawooyin loogu tala galay la tacaalidda cudurka COVID-19.
Waxaa uu sheegay in qiimeyn la sameeyay lagu ogaaday inaysan jirin daawooyin la musuqmaasuqay.