Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Soomaaliya oo daahfurya Kulan looga hadlayay Bad-qabka Shaqaalaha

0
391

Wasiirka ku xigeenka Caafimaadka XFS ayaa maanta Furay shir looga arrinsanayey Bed-qabka goobaha shaqada iyo caafimaadka shaqaalaha.