Dawladda dalka ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay xoojinta Caymiska Caafimaadka Caalamiga ah (UHC), iyo kor u qaadida ka-hortagga iyo daryeelka caafimaadka, iyo dhisidda nidaam adkeysi leh oo taageera caafimaadka bulshada taasi oo lagu kobcinayo dhaqaalaha dalka.
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Aadan barre Ducaale ayaa ku dhawaaqay in 13 qaybood oo muhiim ah oo ay kamid yihiin Ilaalinta bulshada caafimaadka , Maareynta Cudurrada, Hawlgallada Degdegga ah oo ay u baahan yihiin bukaannada, iyo Macluumaadka Caafimaadka.
Wuxuu hoosta ka xariiqay Aden Bare muhiimada ay leedahay in lagu dadaalo kor u qaadista caafimaadka bulshada.