Wasaaradda dhaqanka oo shaacisay qorsho lagu soo saaraya labis qaran

0
336

Wasaaradda arrimaha dhaqanka ee dalka ayaa shaacisay inuu jiro qorsho lagu soo saaraya labis qaran.
Waxaa arrinkan sheegtay xoghayaha joogtada ah ee wasaaraddan Ummi Bashiir xilli shalay loo dabbaal degayay maalinta qaran ee dhaqanka.
Waxay hoosta ka xarriiqday in qorshahan si wayn looga wada tashan doono ka hor inta aan la hirgelin bisha Tobnaad ee sanadka soo socdo.
Madaxa waaxda adeegga dadweynaha ee dalka , Felix Koskei ayaa dhankiisa sheegay in dowladda dhexe ay ka go’an tahay taageeridda barnaamijkan.