Waxaa uu qorshuhu yahay in wasaaradda caafimaadka ee dalka ay howlgeliso ugu yaraan 3,500 qof oo ah ardayda bartay culuunta caafimaadka.
Ardaydan ayaa xarumaha kala duwan la geyn doonaa sanad maaliyadeedka 2024/2025-ka.
Waxaa sidatan sheegay Xoghayaha wasaaradda caafimaadka ee dalka Harry Kimtai oo xusay in qorshahan uu billaaban doono 1-da bisha Toddobaad ee sanadkan.
Tani ayaa timid ka dib heshiis ay gaareen wasaaradda caafimaadka iyo wakiillada ardayda dhameeyay barashada culuunta caafimaadka ee sugaya in la shaqaaleysiiyo.
Home Wararka Kenya Wasaaradda caafimaadka oo howlgelinaysa in ka badan 3,500 arday oo bartay caafimaadka