Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta Maxkamadda Racfaanka ee Hargeysa ku xukuntay laba sano oo xabsi ah iyo saddex milyan oo shilinka Somaliland oo ganaax ah.
Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa hore wax dambi ugu wayday Coldoon.
Coldoon ayaa muddo ku jiray xabsiga isaga oo aanan la xukumin.