Wareegga labaad ee wadahadallada nukliyeerka dalalka Iran iyo Mareykanka oo lagu qabanayo waddanka Switzerland

0
68

Wareegga labaad ee wadahadallada nukliyeerka ee muhiimka ah ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa lagu wadaa in lagu qabto safaaradda Cumaan ee Geneva, Switzerland.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Abbas Araghchi ayaa la gorgortami doona ergayga Mareykanka ee Bariga Dhexe Steve Witkoff iyo wiilka uu soddogga u yahay Madaxweyne Donald Trump Jared Kushner iyada oo loo marayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan Badr bin Hamad al-Busaidi.