Waxaa warbixin laga soo saaray baaritaan ku aaddanaa dil ay ciidamada militariga ee Israa’iil ay u gaysteen 15 ka mid ahaa dhakhaatiirta Qaza iyo samafalayaal.
Waxaa warbixinta lagu xusay in ay khaladaad dhaceen.
Waxay Israa’iil beenisay in ay isku dayday in dilalkaasi la qariyo in kastoo ay qiratay in la burburiyay gurmadka degdegga ee Ambulance-ka.