Wadooyin dhowr ah ayaa sii xirnaan doona berrito ee magaalada caasimadda ah Nairobi
Wadooyinka gala garoomada Kasarani iyo Nyayo ayaa gabi ahaanba la xirayaa sababo la xariirta tartanka ciyaaraha CHAN oo maanta bilaabanaya.
Darawaliinta ayaa loogu baaqay inay adeegsadaan waddooyiin kale.