Waxaa xalay natiijo la’aan ku soo dhammaaday Wadahadallo u dhexeyay xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka ah ee Jamahuuriyadda Soomaaliland .
Wadahadalladaan oo ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka iyo furista ururrada siyaasadda ayaa xisbiyada mucaaradka waxay muujiyeen is faham la’aanta ka sakow aynan xitaa u muuqan rajo dib la isugu imaan karo halka xukuumaddu ay iyadu qabto in ay sii soconayaan wadahadlladaan si xal loo gaaro.
Dhankooda xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Sabtida soo socota dib loogu balamay kulan dambe
Shirkiina uu ku soo dhammaaday is afgarad.
Home Wararka Soomaaliya Wadahadalladii xukuumadda Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday