DHEGEYSO: Waalidiinta Garissa oo baaq loo diray

0
317

Waalidiinta ku nool ismaamulka Garissa ayaa loogu baaqay inay carruurtooda ka ilaaliyaan in lagu beero fikirka xagjirnimada.
Tan ayaana imaanaysa iyadoo ay jirto digniin ku saabsan ka hortaga falalka xagjirnimada
Waalidiinta ayaa magaalada Garissa loogu qabtay Shir lagu dhiirigelinayo.