Ururrada shaqaalaha ee Tunisia oo dibadbax dhigay

0
197

Kumanaan ka mid ah xubnaha ururrada shaqaalaha ee dalka Tunisia ayaa guud ahaan wadankaasi ka sameeyay dibadbaxyo.
Waxay cabasho ka muujinaya hoos u dhaca ku yimid dhaqaalaha dalkaasi iyo in la xiray mid ka mid ah mas’uuliyiinta sare ee ururrada shaqaalaha Tunisia.
Dibadbaxayaasha ayaa dowladda ka dalbaday inay si degdeg ah xabsiga uga soo dayso Anis Kaabi oo la xiray 31-dii bishii hore.