Caalamka Ukraine oo sheegaysa inay Ruushka kala wareegtay tuulada Andriivka By star - September 15, 2023 0 256 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ciidamada militariga ee dalka Ukraine ayaa sheegay inay Ruushka dib ugala wareegeen tuulada Andriivka ee ku taalla gobolka bari ee Donetsk ee wadankaasi. Saraakiisha ayaa intaasi ku daray inay dhigooda Ruushka gaarsiiyeen waxyeello culus.