Ukraine oo lagu eedeyay inay dishay maxaabiis dagaal

0
481

Kooxaha gooni u goosadka ah ee taabacsan Ruushka iyo wasaaradda difaaca ee xukuumadda Moscow ayaa sheegay in 40 ka mid ah maxaabiista dagaal ee Ukraine la dilay.
Waxay sheegeen in dadkan looga takhalusay duqeyn ay ciidamada Ukraine ka gaysteen gobolka Donetsk.
Hasa ahaate militariga dalka Ukraine ayaa iska fogeeyay eedeynta loo jeediyay.