Ukraine oo cunaqabatayn ku soo rogtay Lukashenko

0
177

Mas’uuliyiin ka socda Ruushka iyo Ukraine ayaa ku sugan Geneva maalintii labaad iyaga oo ka qayb qaadanaayo wadahadallo uu dhexdhexaadinayo Mareykanka, iyadoo Wakiilka Gaarka ah ee Mareykanka Steve Witkoff uu sheegay in labada dhinac ay isla galeen in wadahadallada ay sii socdaan.
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn ka dhan ah madaxweynaha Belarus Alexander Lukashenko sababo la xiriira “kaalmadiisa ku aaddan dilka muwaadiniinta Ukraine”.