UK iyo Turkiga oo ku heshiiyay la tacaalidda tahriibka

0
418

Dowladaha Ingiriiska iyo Turkiga ayaa wada gaaray heshiis ay doonayaan in wax looga qabto socdaalka sharci darrada ah.
Iskaashigan waxaa qayb ka ah in la guda galo howlgal cusub oo uu billaabaya booliiska qaran ee Turkiga.
Ingiriiska ayaa hoosta ka xarriiqay in heshiiskan uu gacan ka gaysan doono yareynta tirada dadka ee sida sharci darrada ah ku galo boqortooyada UK.