Ugu yaraan 8 qof oo lagu dilay weerar lala eegtay kaniisad ku taalla Qaza

0
399

Ugu yaraan 8 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen Qaza ka dib weerar ay Israa’iil ku qaadday kaniisadda Greek Orthodox.
Weerarka ayaa laga soo tabiyay bartamaha magaalada Qaza.
Dhanka kale ugu yaraan 3,785 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Qaza ee Israa’iil tan iyo 7-dii bishan.