Ugu yaraan 75 qof oo Qaza lagu dilay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay

0
387

Waxaa 24-kii saacadood ee la soo dhaafay duqeymaha ay Israa’iil ka wado Qaza ku dhintay in ka badan 75 ruux.
Laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore , waxay Israa’iil gudaha Qaza ku dishay ugu yaraan 36,550 Falastiiniyiin ah halka la dhaawacay 82,959 kale.