Ugu yaraan 600 oo Israa’iiliyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada ay Xamaas ku qaadday Israa’iil.
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Falastiin ayaa dhankeeda sheegtay in la dilay ugu yaraan 370 Falastiiniyiin ah halka tiro ka badan 2,000 lagu dhaawacay marinka Gaza.




