Ugu yaraan 300 oo Israa’iiliyiin ah oo la dilay halka 256 Falastiiniyiin ah ay dhinteen

0
328

Ugu yaraan 300 oo Israa’iiliyiin ah ayaa lagu dilay weerar ay shalay Xamaas ku qaadday Israa’iil.
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Falastiin ayaa dhankeeda sheegtay in la dilay ugu yaraan 256 Falastiiniyiin ah halka 1,800 kale lagu dhaawacay marinka Gaza.