Ugu yaraan 23 qof oo lagu dilay Khan Younis

0
809

Waxaa la xaqiijiyay in ugu yaraan 23 qof oo Falastiiniyiin ah ay ku dhinteen weerarro saraakiisha militariga ee Israa’iil ay saaka ka fuliyeen magaalada Khan Younis ee Koonfurta Marinka Qaza.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in la duqeeyay xero barakacayaal oo ay Israa’iil u aqoonsatay aag baniaadannimo halka la weeraray dhowr guriyo oo kale