Ugu yaraan 18 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Nigeria

0
220

Ugu yaraan 18 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qarax ka dhacay goob lagu tilmaamay mid si sharci darro ah loogu sifeynayay saliidda.
Dadka dhintay waxaa ka mid ah haweeney uur lahayd.
Goobtaasi oo ku taalla Koonfurta Nigeria ayaa waxaa ka kacay dab ay sidoo kale ku dhaawacmeen 37 qof oo dheeraad ah.