Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay oo ay ku jiraan carruur, iyadoo ciidamada Israa’iil ay sii wadaan duqeymaha ay ka geysanayaan Qaza.
Difaaca madaniga ah ee Falastiiniyiinta ayaa sheegay in ku dhawaad kala bar dadka magaalada Gaza, ama ilaa 450,000 oo qof, ay ka carareen aaggaas tan iyo markii Israa’iil ay billowday howlgalkeeda ugu weyn halkaas bishii Agoosto.