UDA oo doonaysa inay diiwaangeliso xubno dhan 15 milyan

0
364

Xisbiga talada wadanka haya ee UDA ayaa billaabay olole uu ku doonayo inuu sii ballaariyo saameyntiisa siyaasadeed kaasoo lagu diiwaangelinaya xubno xusub.
Xoghayaha Guud ee xisbiga UDA Cleophas Malala ayaa mas’uuliyiinta xisbigan ku hoggaamiyay howlo ay u tageen ismaamulka Garissa.
Waxaa uu sheegay inay qorsheynayaan in ka hor doorashada guud ee sanadka 2027-da la diiwaangeliyo xubno gaaraya ilaa 15 milyan.