Trump oo ballan qaaday heshiisiinta India iyo Pakistan

0
318

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu dowladaha dariska ah ee India iyo Pakistan ka caawiyo sidii xal waara looga gaari lahaa muranka sanadaha badan u dhexeeya ee ku saleysan maamulka gobolka Kashmiir.
Waxaa uu arrinkan ku shaaciyey qoraal uu maanta soo saaray