Tirada kenyaanka oo la saadaalinaya inay 2030-ka gaarto 63.9 milyan

0
232
Protesters stand on the road during clashes in the Mathare area of Nairobi, Kenya Wednesday, July 19, 2023. Kenyans were back protesting on the streets of the capital Wednesday against newly imposed taxes and the increased cost of living. (AP Photo/Brian Inganga)

Waxaa la saadaalinaya in tirada dadweynaha ee dalka marka la gaaro sanadka 2030-ka inay noqoto 63.9 milyan oo qof.
Sidoo kale tirada dadka ay da’doodu u dhexeysa 15 ilaa 34 sano ayaa la filayaa inay kororto boqolkiiba 35 oo ay gaarto 22.3 milyan.
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta dhaqaalaha dalka ,James Muhati ayaa arrimahan shaaca ka qaaday.
Muhati ayaa arrinkan ka sheegay kulankii 59-aad ee lagu eegayay cilmi baarista dhaqaale ee Afrika.