Tirada Falastiniyiinta gaajada u dhintey oo gaartay 263

0
597

Weerarada Israa’iil iyo go’doominta ay ku hayso Qaza oo sii xoogeysanaayo ayaa sababay dhimasho badan oo ka dhalatay cunno yari.
Ila iyo hadda tirada saxda ah ee la og yahay in ay gaajo ugu dhinteen gudaha Qaza sida laga soo xigtay Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa ah ugu yaraan 263 qof oo 112 ka mid ah dadkaas ay yihiin caruur.